BANAADIR

BANADIR Non profit NGO

Saddaqadu Walaalayaal Sida Quraanku sheegay Fadligeeda Qoraal laguma soo koobi karo.Agoontuna waxay kamid tahay Meelaha ugu habboon ee Maalka Saddaqada ah lagu bixiyo.

HOWLIHII INOO QABSOOMAY

SANNADKAN IYO INTII AAN KA GAARNAY

WAX BADAN BAAN QABANNAY ILAAHEEY FADLIGIIS!

Kolleey waxbadan iyadoo ay inoo qabsoomeen ayaan haddana waxan is leennahay weli in badanna weey idiin harsan tahay.

SHIR SANNADEEDKA GUDDIGA BANADIR ORHAN EE SANNADKAN UK!

Sannad walba howlwadeennada Banadir ayaa isku yimaada, Waxay iska wareystaan wixii qabsoomay iyo waxyaabaha harsan.

HOWSHA SI AAN CIDNA LOOGU EEGAN GUDDIGU jOOGTO MAAHA!

Isku soo sharrax Walaal Guddiga markaaga si aad uga mid noqoto, Islamarkaana aad Walaalahaa ku kaalmeyso Khibraddaada iyo Waqtigaaga.

GUDDIGA FULINTA SANNADKAN

BANADIR NGO

GUDDIGA JOOGTADA AH

BANADIR NGO

HOWLWADEENNADA SANNADKAN

BANADIR NGO

SHIRKII WARSHEEKH

BANADIR NGO

GUDDIGA
MAALIYADDA

BANADIR NGO

GUDDIGII HORE JOOGTADA

BANADIR NGO

GACMO WADAJIR BEEY WAX KU GOOYAAN

FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO

Wadajir iyo iskaashi wax lagu waayo kali kali laguma gaaro!!!

0
Xubnihii billowga
0
Sannad kadib
0
Sannadkii hore
0
Maanta