BANAADIR

OUR ACTIVITIES

BANADIR ORPHANS ANNUAL MEETING

GOORMA MEELMA SAACADDE?

17:00

Waxa la isla meel dhigay in Magaalada Muqdisho lagu qabto Shirka Sannadlaha ah ee soo socda. Bisha Juun 22keeda ayaana la isku raacay in la qabto Shirka.

kulankeenna soo socda ee magaalada muqdisho

bISHA JUUN EE SOO SOCOTA 22KEEDA AYUU DHACAYAA SHIRKA WALAALAHA BANADIR ORPHANS EE KU SAABSAN DARYEELKA AGOONTA IYO HOWLIHII LA QABTAY SANNADKAN.

SAACADDU WAA:=

SHANTA GALABNIMMO AMA 5:00:PM